Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Cali Yaasiin oo kawada hadlay arrin Muhiim ah (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Bangiga dhaxe ee dalka oo uu hogaaminayey Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr Cali Yaasiin Sheekh. Kulanka ayaa lagaga hadlay dib u howlgalinta Bangigii dhaxe ee dalka faraciisa kuyaalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose oo burburkii dalka … Continue reading Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Cali Yaasiin oo kawada hadlay arrin Muhiim ah (Sawirro)